Faaqidaadda: Sidee lagu fulin Karaa Go'aanada Madasha?

Shirka Madasha

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay go’aandii ay gaareen xubnaha Madasha Wadatashiga Qaran ee ku saabsanaa qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016-ka iyo sida lagu fulin karo. Waxaan sidoo kale ku eegeynaa dhaliilaha go’aanadaas ay u jeediyeen dadka qaar. Waxaa soo jeedineysaa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka