Martida: Abaaraha Somaliland ka Jira

Sharmarke Axmed Geelle

Somaliland waxaa ka jira abaaro aad u daran, kuwaas oo sahayday dad iyo duunyoba, haddaba Ridwaan Xaaji Cabdiweli Weriyaha VOA ee London ayaa barnaamijka Martida Mikrofoonka ku waraysanay Sharmaarke Axmed Maxamed Geelle oo ah Xoghayaha Golaha Wasiirada ahnka Xoghayaha Guddida Abaaraha ee Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Mikrofoonka: Abaaraha Somaliland