Sh. Jaamici oo ka Cabanaya Hay'adaha Amniga Minnesota

Minneapolis Airport

Sheekh Xasan Jaamici oo ah imamka masjidu-dacwah ee magaalada Saint Paul ee Minnesota ayaa sheegay in hay’adaha amniga ay u diideen inuu ka mid noqdo culumo la qorsheeyey inay booqdaan garoonka diyaaradaha Minneapolis.

Sheekh Xasan ayaa sheegay in hay’adaha amniga ay u diideen inuu ka mid noqdo culumo iyo qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshda muslimiinta oo sanadkii hore iyo sanadkan lagu casuumay inay booqdaan garoonka.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa kula xiriiray khadka taleefanka oo weydiiyay, bal inuu sharaxo sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Sheekh Xasan