Martida : Taliyaha Ciidamad Asluubta Bashiir Goobbe

Martida Makrafoonka

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, oo diyaar ku ah toddobaadkan taliyaha ciidamada asluubta Soomaaliyeed ee Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe).

Barnaamijka waxa idin soo diyaariyay, islamarkaasina idin la socodsiinayaa wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ee dhageysi wacan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida Makrafoonka