Ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida barnaamijkii xiisaha lahaa ee Hibada iyo Hal-abuurka, waxaana toddobaadkan ku jira maansooyin kala duwan oo xiisa leh oo ka hadlaya silsiladdii Gobaad.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa inala socodsiinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka