Martida: Dr. Cali, Gud. Jaamacadda Muqdisho

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Cali

Kusoo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, oo toddobaadkan marti ku ah Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar, oo ah guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho. Wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa barnaamijka idin la socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makarafonka