Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q.9aad)

Hibada iyo Hal Abuurka

Ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida barnaamijkii hibada iyo hal-abuurka, waxaana toddobaadkan markii ugu horraysay ku soo laabtay Yaxye Yeebaash oo muddooyinkanba la baadi goobayey.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka