Soomaalida Finland oo Dood Yeeshay

Jaaliyadda Soomaalida ee Finland ayaa xalay yeeshay kulan ay uga doodeen xaaladda noloshooda ee dalkaasi iyo waliba caqabadaha haysta.

Hoggaamiyayaasha jaaliyadda qaarkood oo dooddaasi oo ka dhacday Helisinki ka hadlay ayaa ku booriyay Soomaalida inay xoogga saaraan waxbarashada.

Haddaba dadkii dooddaasi ka qeybgalay xalay waxaa ka mid ahayd, Dr. Mulki Cilmi Rooble oo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda caafimaadka Finland. C/casiis Xuseen ayay u warrantay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Jaaliyadda Soomaalida Finland.