Ku soo Dhowaada Qayb kale oo Xiise badan oo ka mida Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, waxaadna ku maqli doontaan silsiladdii taxanaha ahayd ee Gobaad oo toddobaadkan galka seefta la iskala baxay.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka (Q.8aad)