Martida: Guddoomiyaha Gobolka Benaadir

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Mikrafoonka, waxaana maanta barnaamijka diyaar ku ah guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale. Wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa barnaamijka ka soo diyaariyay Istuudiyaha VOA ee London ee dhageysi habboon.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida Mikrafoonka oo uu Yuusuf Jimcaale diyaar ku yahay