Wicitaanka: Wasiir Khadar Bashiir Cali

Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somalia Khadar Bashiir Cali, oo ka hadlaysa soo nooleynta Afka Soomaaliga.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, inoona soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Wicitaanka