Martida: Wasiirka Dastuurka DFS

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaan toddobaadkan marti noogu ah wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya Md. Xuseen Maxamuud Sheekh, oo ka hadli doona qodobbo dhowr ah oo la xariira arrimaha dastuurka Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa Istuudiyaha VOA ee London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdi Wali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Mikrafoonka