Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Ku soo dhowaada Barnaamijka Cawayska Washington oo aad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh oo ay ka mid tahay qayb kale oo ka mida waraysi aan la yeelanay fannaanada weyn ee hobolladii Waaberi Maryan Mursal Ciise oo soo gaadhay dalka Maraykanka Waxaa innala socodsiinaya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho-Cuud)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Cawayska Washington