Sawirrada Weerarka Mali

Weerarka Mali

Dad isugu soo ururay banaanka Hotelka Radisson Blu ayaga oo u kuur galaya xaaladda.

Sawirkan oo lagu baahiyey website-ka Malikahere.com waxa uu muujinaya shaqaalaha amniga oo imanaya goobta weerarka uu ka dhacay ee magaalada Bamako.

Ciidamada Mali oo dhufeysyo ka sameysanaya banaanka Hotel Radisson Blu, ka hor inta aysan gudaha u galin.

Hotelka Radison ee magaalada Bamaku ee caasimadda dalka Mali.