Wareysiyo: Dhallinyaro Badda Laga Soo Badbaadiyay

Dhalinyarada Talyaaniga la keenay oo u warramaya Cabdulcasiis Xuseen.

Toddobaadkii la soo dhaafay dalka Talyaaniga waxaa la keenay 90 qof oo Soomaali ah oo qeyb ka ahaa in kabadan 1400 muhaajiriin Afrikaan ah oo ka yimid Liibya kuwaasoo ay badda ka soo bad-baadiyeen maraakiibta Midowga Yurub.

Weriyaheena C/casiis Xuseen oo Talyaaniga ku sugan oo isagu goobjoog ka ahaa markii muhaajiriintaasi la keenay xeeb ku taalla konfurta Talyaaniga, ayaa magaalada Milan kula kulmay dhowr dhallinyaro ah oo ka mid ahaa Soomaalida la soo bad-baadiyay.​

Dhageyso Wareysiga Aweys Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Aweys Maxamed Aweys


Dhageyso Wareysiga Cabdiqaadir Siidow.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cabdiqaadir Siidow Xuseen

Dhageyso Wareysiga Maxamed Cali Suudi

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Maxamed Cilmi Suudi