Martida: RW Cumar Cabdirashiid Sharmarke

RW Sharma'arke

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Ra'iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, isaga oo ka qeyb galay shirka Golaha Guud ee QM ee magaalada New York.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya wariyeheena Maxamed Colaad Xasan oo ku sugnaa magaalada New York, soona tabinayey wararka shirka Golaha Guud.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida