Sawirro: Socdaalkii Pope Francis ee USA

Dadweyne Pope Francis kusoo dhoweynaya magaalada Philadelphia.

Pope Francis  oo suul ku sallaamaya maxaabiis ku sugan Curran-Fromhold Correctional ee magaalada Philadelphia.

Pope Francis oo gacan qaadaya maxaabiista xabsiga Curran-Fromhold Correctional ee Philadelphia.

Canug yar oo taabanaya wejiga Pope-ka xilli uu dadweyne kula dabaal-degayo waddada Benjamin Franklin ee Philadelphia.

Dadweyne isugu soo ururay waddada Benjamin Franklin Parkway si ay usoo dhoweeyaan Pope Francis.

Pope oo gacan qaadaya maxbuus.

Pope Francis oo la hadlaya suxufiyiinta, isaga oo qabtay shir jaraa'id ka hor inta aanu dib ugu laaban Talyaaniga.

Qoys ka tagay magaalada Trenton ee gobolka New Jersey oo ku lugeynaya buundada Benjamin Franklin una socda magaalada Philadelphia ee gobolka Pensylvania, oo uu ka qudbeynayey Pope-ka, ka hor inta uusan ku laaban Rome.

Pope Francis oo dadweynaha kula dabaal degaya magaalada Philadelphia.

Pope Francis, Madaxweyne Obama iyo Michelle Obama.

MIchelle Obama oo la taagan baadariyiin iyo xubno ka tirsan wasiirada Obama, si ay aqalka cad ugu soo dhoweeyaan Pope Francis.

Dadweyne ruxaya callamada Mareykanka iyo Vatican-ka, si ay ugu soo dhoweeyaan Pope Francis magaalada Washington.

Madaxweyne Obama iyo Pope Francis.

Pope Francis oo la hadlaya qoysas.

US Obama Pope Francis

Madaxweyne Obama iyo Pope Francis oo la dhinac taagay calamada Mareykanka iyo Vatican-ka, ayada oo Pope-ka lagu soo dhoweynayo aqalka cad.

Madaxweyne Obama oo Pope Francis kusoo dhoweynaya aqalka cad.