Wicitaanka: Faarax Axmed Cumar (Faraax Qare)

Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan Waxbixin dhawaan la soo saaray oo daaha ka feyday heerka uu marayo kalluumeysiga sharci darrada ee xeebaha Soomaaliya oo lagu magacaabay dalal badan, waxaana marti ku ah Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo ah madaxa hay’adda cilmi baarista baddaha Soomaaliya horayna u ahaan jiray talihii ciidamada badda ee Soomaaliya.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha