Waa Go'aankaaga: Kulanka Dhallinyarada ee Nairobi

Waa Go'aankaaga

Sabtidii ay bisha August ku beegnayd 29-ka waxa magaalada Nairobi ka dhacay kulan lagaga hadlayey loolanka ay dalalka Geeska Afrika kala kulmaan ururka Alshabab, kulankaas oo ay ka qeyb galeen khubaro iyo siyaasiyiin Soomaali iyo Kenya iskugu jira.

Barnaamijka waxa daadihinyey wariyaha VOAda Falastiin A. Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga