Wicitaanka: Caasho Abokar Qaasim

Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Caasho Abokar oo la soo shaqeysay maamulka gobolka Minnesota haddana ka qeyb qaadata barnaamijyada gurmadka loogu fidiyo dadka danyarta ah.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa inala socodsiinaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha