Obama Oo Ka Hadlay Xuquuqda Muslimiinta Kenya

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xilligii uu booqashada ku tagay dalka Kenya ku booriyey in ay la timaado hannaan wanaagsan oo sharciga waafaqsan oo ay kula macaamisho dadka uu soo galo tuhunka ah in uu jiro xiriir dhanka ururrada argagixisada ah, isagoo sidoo kale sheegay in la ilaaliyo xuquuqul isnaanka

Haddaba Cabdiraxmaan Xuseen Furre ayaa arrintaasi ka wareystay Cabdirashiid Axmed oo ah khabiir magaalada Minneapolis u qaabilsan arrimaha bulshooyinka ka soo jeeda bariga Afrika, bartayna cilmiga xiriirka bulshadda. Isagoo ugu horey weydiiyey waxa arrintaasi ka beddeli karto booshaqadii Obama ee Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Muslimiinta Kenya