Wicitaanka: Booqashada Obama Ee Afrika

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha waxaana marti ku ah Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa hay’adda cilmi baarista iyo wadatashiga ee (CRD) oo ka hadlaya booqashada madaxweyne Obama faa’iidooyinka ay u leedahay Afrika.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa inala socodsiinaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitaanka