Martida: Fadliga Maalmaha Shawaalka

Ku soo dhowaada barnaamijkii Martida Mikrofoonka oo ku saabsan Fadliga Ciidda iyo maalmaha Shawaalka, waxaana marti ku ah Sh. Maxamed Ileeye oo imam ka ah Masjid al-Nuur oo ku yaalla magaalada Seattle ee gobolka Washington.

Maxamed Colaad Xasan ayaa inala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida