Caweyska Washington: Fanaanadda Sahra Halgan

Barnaamijka Caweyska Washington waxaad caawa ku dhageysanaysaan suugaan la xiriirta sheekadii Inna Macallin Ciise, fanaanada Sahra Halgan iyo waliba qubanayaal kale.

Barnaamijka oo ay Sahra Ciidle inala socodsiinayso, hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bar. Caweyska