Martida iyo Cabdullahi Aadan Koongo

Martida Makrafoonka

Barnaamijkii Martida Makrafoonka oo uu marti innoogu yahay danjire Cabdullahi Aadan Axmed (Koongo) oo horray uga soo shaqeeyey Jaamacadda Carabta, haddana ku nool dalka Isu-taga Imaaradka Carabta oo ka hadlay gurmada dalkaasi ee Soomaaliya.

Maxamed Colaad Xasan ayaa innala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makrafoonka