Faaqidaadda: Wanaagga Bisha Ramadan

Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Sheekh Maxamed Cabdi Daahir oo London ku sugan, Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Muxiyadiin Celi oo ku sugan dalka Sweden, iyo Cabditawaab Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.

Barnaamijka oo uu noo soo jeedinayo Maxamed Cabdi Sandhere hoosta ka dhageysta.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda