Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha qoyska, haweenka iyo xuquuqul insaanka Sahra Maxamed Cali Samatar oo ka hadlaysa xuquuqda haweenka.

Barnaamijka oo dhammeystiran ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitaanka