Waa Go'aakaaga: Dhallinyarada iyo Farshaxanka

Para peserta menari dalam demonstrasi Hari Perempuan Internasional di kota Diyarbakir yang didominasi Kurdi, di Turki (8/3). (Reuters/Sertac Kayar)

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxaa marti ku ah Ayaan Maxamuud Caashuur oo ah Guddoomiyaha Hay'adda Keyd, fadhigeeduna yahay magaalada London ee dalka Britain.

Barnaamijka waxa inoosoo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga