Martida Mikrofoonka

Martida Makrafoonka

Ku soo dhowaada Barnaamijkii Martida Makrafoonka oo toddobaadkan aynu ku eegayno dhaqan celinta dhalinyarada ka soo goosta Alshabaab, waxaana marti ku ah Cali Cabdullaahi Isaaq Taliyaha Nabadsugidda Maamulka Koonfur Galbeed.

Maxamed Colaad Xasan ayaa inala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makrafoonka