Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Guurka

Barnaamijka waxa toddobaadkan marti ku ah Axmed Nuur Muuse oo bare ka ah Jaamacadda, waxana uu ka hadlayaa wanaagga iyo caqadaha guurka lagala kulmo.

Barnaamijka waxa inoo haya Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga