Tirinta Codadka Doorashadii Ethiopia oo Socota

Doorashadii Axaddii ka dhacday dalka Ethiopia ayaa tirinteedu bilaabantay, iyada oo wali aanay jirin wax natiijo ah oo lagu dhawaaqay.

Haddaba, sida ay doorashadu u dhacday, gaar ahaan dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo guud ahaan natiijada dalkaasi oo dhan la fili karo ayaa waxaa laanta af soomaaliga ee VOA uga warramay Xildhibaan Maxamed-Rashiid Xaaji oo ah Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka federalka ee Ethiopia.

Waraysiga oo dhan waxaad ka dhegaysataa qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Waraysi ku saabsan Doorashada Ethiopia