Dhaqanka Iyo Hiddaha # 266

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toodabaadkan waa qayb kale oo ka mid ah taxanaha dib u eegista qaar ka mid ah suugaantii ku soo aroortey sida ay raggii hore ay u liidi jireen dumarka Soomaalida.

Barnaamijka waxaa inoo soo diyaaryay Axmed Faarax Cali (Idaajaa), Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha