Barnaamijka Martida Makrafoonka

Martida Makrafoonka

Toddobaadkan barnaamijkeena martida waxaynu kaga hadlaynaa halgalkii dheeraa iyo dadaalladii uu xisbigii LEEGO iyo ururkii SYL ay u soo galeen sidii Soomaaliya ay u heli lahayd xornimo iyo madax-bannaani buuxda.

Waxaana marti innoogu ah ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf ,haddana xildhibaan ka ah barlamaanka federaalka Soomaaliya. Sheekh Maxamuud Axmed Dalmar oo ah aqoonyahan iyo suxufi ku nool dalka Britain.

Haaruun Macruuf ayaa waraystay.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makrafoonka