Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkanina waxa uu ku saabsan sida dhaqankii hore ee Soomaalidu uu u liidi jiray dumarka, arrintaas oo suugaanta qaarkeed ka muuqda.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Axmed Faarax Cali (Idaajaa).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha