Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Hayb-sooca 2

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Dhallinyarada iyo Hayb-sooca, waxaana qeyb ka ah fanaanada weyne ee Soomaaliyeed Maryan Mursal Ciise.

Barnaamijka waxaa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Sahra Cabdi Axmed

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga