Martida Makrafoonka

Martida Makrafoonka

Martida Makrafoonka

Toddobaadkan barnaamijkeena martida waxaynu kaga hadlaynaa in nidaamka dimuqraadiya iyo doorashooyinka xorta ah ay ku horreeyey waddamada Islaamku iyo sida ay dimuqraadiyada hadda jirta iyo Islaamku isku qaadan karaan.

Waxaana marti innoogu ah Sheekh Maxamuud Axmed Dalmar oo ah aqoonyahan iyo suxufi ku nool dalka Britain.

Haaruun Macruuf ayaa waraystay.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makrafoonka