Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Hayb-sooca, waxana marti ku ah Barkhad Jaamac Xersi oo ah aqoon yahay ka soo jeeda beelaha la Hayb sooca.
Barnaamijka waxa soo diyaariyey, soona jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga