Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha # 263

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkanina waxa uu ku saabsan sida dhaqankii hore ee Soomaalidu uu u liidi jiray dumarka, arrintaas oo suugaanta qaarkeed ka muuqda.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Axmed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhaqanka iyo Hiddaha