Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Shaqo Abuurka

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Ubah Maxamed oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta ee Somaliland, waxayna ka jawaabaysaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Falastiin A. Iimaan

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga