Doorashada UK Iyo Doorka Muslimiinta

  • Mohamed Olad

BIisha May ee foodda inagu soo heysa ayaa dalka ingiriiska waxaa looga dareerayaa doorshooyinka guud.

Todobaadyadii la soo dhaafay si ka duwan doorashooyinkii hore uga dhici jiray dalka Britaian ayaa Muslimiinta ku nool dalkaasi, oo Somaliduna ay ka midtahay waxey aad u hadal hayeen sidii ay codkooda u mideyn lahaayeen.

Aqoonyahanka iyo dadka u dhadhqaqaaqa Muslimiinta ayaa boorinayay in Muslimiintu ay muujiyaan miisaankooda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Doorashooyinka UK