Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Dalxiiska

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa marti noogu ah Maxamuud Cabdi Xasan (Biikoos), Wasiiru-dawladaha Is-gaarsiinta iyo Dalxiiska ee Dawladda Federalka ee Somalia oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa inoo soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga