Wicitaanka: Faarax Macalin

Faarax Macallin: Kenya ma Kaafin karto Qaxootiga Soomaalida

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Gudoomiye ku xigeenkii hore ee barlamaanka Kenya Faarax Macallin waxa uu ka hadli doonaan weerarkii dhawaan lagu qaaday Jaamacadda magaalada Garissa oo ay ku dhinteen 148 qof kaddib markii Alshabaab soo weerartay.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha