Martida: Weerarkii Jaamacadda Gaarisa

Kenya University Attack

Ururka Alshabaab ayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ku qaaday gudaha dalka Kenya gaar ahaan Jaamacadda Gaarisa, waxaana ku dhintay illaa 147 qof halka lagu dhaawacay 80 qof oo kale.

Dawladda Kenya ayaa markii ugu horraysay Faahfaahin ka bixisay sidii dilkaas loo qorsheeyey, Haaruun Macruuf waxaa uga waramay Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mida Golaha Baarlamaanka dalka Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Mikrofoonka