Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Hambalyada iyo Heesaha, oo ay innoo soo jeedinayaan Caasha Ibraahin Aadan iyo Ibraahin Xasan Daanduray, waxaad ku maqli doontaan dhambaalladii iyo hambalyadii aad u dirayseen aroosyada, Meherada iyo weliba dhalashooyinka.

Your browser doesn’t support HTML5

Hambalyada iyo Heesaha