Dhageyso wareysiga Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya
Your browser doesn’t support HTML5
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Dr.Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ay ka wadahadleen sidii dalka Yemen looga soo daad-gureynlahaa qaxootiga Soomaalida ah ee halkaasi ku nool