Safaaradda Mareykanka ee Jabuuti oo La Xiray

Bayaan ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in sababta xiritaanka safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti ay tahay tallaabo dib loogu eegayo amniga safaaradda.

Mas’uuliyiinta safaraadda ayaa sheegay in muwaadiniinta Mareykanka wixii adeeg deg-deg ah ay ka heli doonaan qusuliyada.

Mareykanka ayay ciidamo gaaraya 4,000 ka joogaan dalka Jabuuti