Martida: Cabdixakiim Xaaji Fiqi

Wicitaanka: Cabdixakiim Xaaji Fiqi

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee Toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka hadlaya arrimo kala duwan oo la xidhiidha dhinaca amniga.

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Cabdixakiim ayaa Waraysi siiyey Haaruun Macruuf maruu nagu soo booqday xaruntan VOA ee Washington.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Mikrofoonka