Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Qalabka iyo Goobaha Taariikhiga ah

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Maxamed Xuseen (Dhabbeeye), Agaasimaha Dhallinyarada, Ciyaaraha, iyo Dalxiiska ee Somalialand, waxana uu ka hadlayaa Matxaf (Museum) cusub oo Hargeysa laga furay.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga