Wareysi: Rabshadaha Ferguson

Rabshado ayaa ka qarxay magaalada Ferguson kadib markii xeer beeg ay go'aamiyeen inaan dacwad lagu soo oogi karin askariga caddaan ahaa oo dilay wiil madow.

Sahra Ciidle ayaa ka wareystay rabshadaha ka socda Ferguson Maxamed Adan Tabari oo ka mid ah dadka degan Ferguson.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysga Rabshadaha Ferguson