Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Waxbarashada Fog

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdiraxmaan Axmed Obsiiye (Geeljire) oo shahaada Ph.D-ga ka diyaariya magaalada Chicago ee dalka Maraykanka, kana mid ah saraakiisha Jaamacadda Cammuud ee Somaliland. Barnaamijka waxaan toddobaadkan kaga hadlaynaa Dhallinyarada iyo Waxbarashada Fog ee internetka lagu qaato.

Waxaa inoo soo diyaarisay Falastiin Axmed Imaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga